Tageero Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland.

0
Friday July 19, 2013 - 20:31:27 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tageero Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland.

    aad iyo aad ayaanu u tagereynaa golahas waxanan ilahay uga rajaynayna in dalka wixii ka dhiman ay fikirkoda ku cawiyan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

aad iyo aad ayaanu u tagereynaa golahas waxanan ilahay uga rajaynayna in dalka wixii ka dhiman ay fikirkoda ku cawiyan bismilaahi raxmani raxiim dhamaan umada muslimka ramadan kariim waxan salamaya bahda saxafada o dhan run ahantii waxa weegagan dalkini lagaga dhwaqay gole ay ku dhanyihin labentii ama hormodkii somaliland kasoo dalku xaladu hada ku jiro sixi doona waxyabaha inaga qaldan run ahanti adbaa dhamaan loogu dirsaday gobolada somaliland iyo qurbujooga dalkuba

hadaba anigoo ku hadlaya magaca jaaliyadaha wadanka france degen ee reer somaliland
aad iyo aad ayaanu u tagereynaa golahas waxanan ilahay uga rajaynayna in dalka wixii

ka dhiman ay fikirkoda ku cawiyan sidii aynu qadiyadena calamka u egi lahyen dawladuna
wixii shicibku u

doortey ee distorkana inogu yalay uga weecan run ahanti qarankan aynu maanta ku daasha dashonaynana wa ragii u hurey naftooda dawlada waxan odhan laha sas ha ka qadina
soo dhaweya oo dalka meel u wada wada oo waxbaynu wada donaynaa dalkuna wa kenii

marka umada waxan u so jideyna dhaman isku duubni iyo in qaranku keeni yahay lana wada ilaaiyo

wabilaahi tawfiiq
fadxi cali yusuf ducaale ( mr jeeg) france . maine le loire. angers



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured