musuqmaasuqa hadheeyey cashuura Barriga laanta degmada tog wajaale iyo lacagihii cashuuraha Dawlada oo la lunsaday

0
Wednesday July 17, 2013 - 20:45:11 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1389
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    musuqmaasuqa hadheeyey cashuura Barriga laanta degmada tog wajaale iyo lacagihii cashuuraha Dawlada oo la lunsaday

    cashuuraha barriga laanta wajaale oo musuq maasuqu heerkii usareeyey gaadhay islamarkaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

cashuuraha barriga laanta wajaale oo musuq maasuqu heerkii usareeyey gaadhay islamarkaana cashuuraha barriga laanta wajaale oo musuq maasuqu heerkii usareeyey gaadhay islamarkaana la lunsado llacagha cashuuraha oo ay midyihiin lacagtii laga qaaday shirkada dhismaha wadooyinka ee magaceedu yahay AZARDA ee kahawlgalaysay degmada tog wajaale waxakale oo jirta in lacagtii shariciga loogu lahaa shirkada wadooyinka AZARDA ee qaadatay qandaraaska wadooyinka tog wajaale oo xafiiska cashuuraha barrigu ay karabeen inay bixiyaan lcashuurta qandaraaska wadooyinka wajaale oo ay dawladu cashuur kuleedahay ayaa waxaa dhacday in gudiga horumarinta jidadka tog wajaale ay cashuurtii laga rabay shirkada AZARDA ee qaadatay qandaraaska wadooyinka wajaale ay tidhi shikadii AZARDA mabixinayno cashuurtaa oo waxaan ka qyb qaadanaynaa horumarinta wadooyinka tog wajaale arintaasi oo kadib markii moron badani kadhashay ay dawlada hoose ee degmada tog wajaale bixisay lacagtiii cashuurta dawlada dhexe jeegeedii ay wadajir uwada qoreen xoghayaha fulint dawlada hoose ee degmada tog wajaale iyo gudoomiyaha degmada tog wajaale laacagtaas oo dhanayd 200.000.000 oo shllinka soomaliland oo udhiganta 28985 dollar USA oo cashuurteedu noqonaysay 19.480.000 saqaaliyo toban milyan afarboqol iyo sideetan kun oo shilinka somaliland una dhiganta 2.822 dollar lacagtaasi oo qasnada dawlada aan kusoo dhicin balse ay leexsadeen maamulaha cashuuraha bariga laanta wajaale mawliid maxamed iimaaan oo aha maamulaha xafiiska cashuuraha barriga ee tog wajaale iyo qasnajigiisa oo ku heshiiyey inay lunsadaan lacataa cashuurta dawlada taasi oo jeegii aykaqaateen dawlada hoose lacagtii kagaqaateen baanka Gabileyislamarkaan jeebka ay kushubteen ilaa imikana aanu ogayn gudoomiyaha degmda tog wajaale islamarkaana aan loo jarin wax juwan ah dwaladii hoose ee lacagta laga shubay


lasco Qaybaha danbe

Tog Wajaale office



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured