Ha loo Gurmado Degmada Sheekh

0
Tuesday July 16, 2013 - 19:53:30 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1514
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ha loo Gurmado Degmada Sheekh

    Waxaan doonaya rag badan oo wax ka bartey oo ah aqoon yahano ka soo jeeda degmadan inay gargaar la soo gaadhaan gaar ahaan xagga caafimaadka oo aad u liita(Futuux hospital--PHC),

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan doonaya rag badan oo wax ka bartey oo ah aqoon yahano ka soo jeeda degmadan inay gargaar la soo gaadhaan gaar ahaan xagga caafimaadka oo aad u liita(Futuux hospital--PHC), Ramadan Kareem
Halkan waxaan doonayaa in aan u qaato qalinka degmada Sheikh oo u baahan gurmad degdega dhinac walba,gaar ahaan biyaha ,laydhka,waxbarashada ,caafimaadka ,wadooyinka iyo fayodhawka.
Waxaan doonayaa in aan baaq u diro marka hore dadweynaha ku nool degmadan oo aan idhaahdo fadhiga ka kaca oo wax qabsada ,marka la idin arko idinkoo waxa qabsanaya waa lagu taageeri dawladda iyo adduun weynaba--laakiin waan fadhiyaa oo waxba qabsan maayo laga wanaag san.

14pt">Dawladu waxay wax kula qaban kartaa marka ay ku aragto adigoo dedaalay dhinac walba.
Qurbo joogta waxaan odhan lahaa bal aynu guntiga dhiisha isaga dhigno oo caala aqal aynu bal bixino
PHC futuux Hospital sundries materials---waxyaabaha wax lagu dayo oo keli ah--cudbiyadda,iodine,gauzeta,normal saline iwm
Waxaan doonaya rag badan oo wax ka bartey oo ah aqoon yahano ka soo jeeda degmadan inay gargaar la soo gaadhaan gaar ahaan xagga caafimaadka oo aad u liita(Futuux hospital--PHC),xataa ay yimaadaan dr, hoos ku qoran oo ay tusaan sida ugu munaasibsan ee loo hawl gelin karo dhakhtarkan Kuwait ay u cusbooneysay.
Dr, Mohmoud Afyare

Dr, Mohoud Aw Ali

Dr,Mohoud Abrahman(Militari)

Dr,Hussein Abdi Hassan

Dr, Mohd Abdi Ibrahim

Dr,Ahmed Saleeban qaraarshe

Osman Hashi Awed

Aniis Abdillahi Essa

Jama Juluc

Abdi Ali Hussain

Ibrahim Bunayo

Shaandho

Osman Essa Awaleh

A/llahi Essa Awaleh

Omer Essa Awaleh

Ahmed Essa Awaleh

A/kareem abdillahi gamgam

Hussain juluc

Mohd muuse qaadi

Ali weysi--Gun ku ood

Mustafe Noor h Jama

Ahmed yare -AlAin

Awil Essa Awaleh

Abdisitaar muse qaadi

Iyo qaar kale oo aanan halkan ku so koobi karin oo kala jooga daafaha adduunyda---USA,London,Europe,ustraliya ,Carabaha,Canada iwm.
Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan.

Dr, Abdul Razak Mohdi Essa
Abu Dhabi Health Authority
Seha Company
UAE



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured