BADBAADO QARANKA SOMALILAND.: SHARCIGII DALKA UYAALAY WAXAA LAGUBEDELAY CALIYAW KII GARADAG EE MIYAADAN WAXBABA OGAYN?

0
Friday July 12, 2013 - 08:42:43 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BADBAADO QARANKA SOMALILAND.: SHARCIGII DALKA UYAALAY WAXAA LAGUBEDELAY CALIYAW KII GARADAG EE MIYAADAN WAXBABA OGAYN?

    SHARCIGII DALKA UYAALAY WAXAA LAGUBEDELAY CALIYAW KII GARADAG EE MIYAADAN WAXBABA OGAYN?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SHARCIGII DALKA UYAALAY WAXAA LAGUBEDELAY CALIYAW KII GARADAG EE MIYAADAN WAXBABA OGAYN?
SHARCIGII DALKA UYAALAY WAXAA LAGUBEDELAY
CALIYAW KII GARADAG EE MIYAADAN WAXBABA OGAYN?
waxaan kuusheegayaa sharcigaad kahadlayso sadex sanadood horteedbaa lalaabay-
dalkana waxaa laguxukumaa sharcigii Garadag lagu heshiiyey.
Waxaan kugula talinlahaa inaad kadanaysato oo aanay ku’isticmaalin dulmigu
kana digtoonaato kacdoonka umadda dalkoodii laxaraashay, iyadoo aanan kuudiidayn inaad dilaalka waxkaqaadato
hadana danta dalka iyo dadkaa kaweyn Groupe yaroo Qaranimadii waddanka kasoo iibiyey Muqdisho, adiguna horaad usheegtay ee haw adeegin danayste qaranka kajecel qabiil iyo qadhaabsi.
abdi aynanshe (aynanshe1930@gmail.com)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured