Madaxwyene Xanuunka & Jirrada Dalka Haysa Ee Fistula, Virus ka Iyo Bacteriadu Waxay Ku Jirtaa Madaxyooyada & Maaliyada. Welina Maad Daweyn Hadii Kale Dadkuba Waa Iska Dabiibi.–

0
Thursday July 11, 2013 - 21:11:10 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwyene Xanuunka & Jirrada Dalka Haysa Ee Fistula, Virus ka Iyo Bacteriadu Waxay Ku Jirtaa Madaxyooyada & Maaliyada. Welina Maad Daweyn Hadii Kale Dadkuba Waa Iska Dabiibi.–

    Uma baahnin inaynu Musuqa Tuuagda Iyo Awood Maroorsiga, Eexda Iyo QABYAALADA ka sheekayno Oo Hadallo Uun. Madaxweynuhu Wuxuu ku dhici layahay, Inuu Daweeyo Oo Wax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Uma baahnin inaynu Musuqa Tuuagda Iyo Awood Maroorsiga, Eexda Iyo QABYAALADA ka sheekayno Oo Hadallo Uun. Madaxweynuhu Wuxuu ku dhici layahay, Inuu Daweeyo Oo Wax Uma baahnin inaynu Musuqa Tuuagda Iyo Awood Maroorsiga, Eexda Iyo QABYAALADA ka sheekayno Oo Hadallo Uun. Madaxweynuhu Wuxuu ku dhici layahay, Inuu Daweeyo Oo Wax kaqabto Goobaha Buka Ee Xanuunka Dalka Afeeyey Ka Dilaacay, Haday Isufuran Iyo fistuala tahay Haday Bakteria Qarranka Cunaysa Tahay, Haday Fayras Dadka Iyo Awoodihii Qarranka Saameeyey Tahay, Waxaynu. Wayneysda Iyo Microscope ku Dheehankaraa, Xudunta Iyo Gundhida Halka Qudhuntay inay tahay, Madaxtooyada, Iyo Wasaaradda Maaliyadda.. Madaxweyne. haku war wareegin Gid mulac, Hadaad Mooadayso 1985.. Toos Waa 2013 Dadkani maaha Kuwii aad Samaale Iyo Xirsi u qarrin lahayd.


Waxaad ku sugtaaba, Waa Kacdoon kii xusni Mubarak Iyo Qaddafi o kale, Igawalala inaan cidina kaa Deyn mayso.. Xamil Waranka.. waxba Guddi Iyo Ga, aan jilicsan Haku Waalan.. Waxay maraysaa. Hoo Maradan Waarya Madaxa Iyo Majaha geli... 'Mowjadaa Kasoo lalay Iyo maayad Xoog badan,,,,
By Aadam




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured