MADAXWAYNE SIILAANYO OO SIDI CADAADA U AHAYD GOR SAQDHEXE AH ISKU SHAANDHAYN IYO ISKU BEDEL KU SAMEEYAY AGAASIMAYAASHA GUUD EE DAWLADDA

0
Thursday July 11, 2013 - 08:09:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWAYNE SIILAANYO OO SIDI CADAADA U AHAYD GOR SAQDHEXE AH ISKU SHAANDHAYN IYO ISKU BEDEL KU SAMEEYAY AGAASIMAYAASHA GUUD EE DAWLADDA

    madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamud siilaanyo ayaa saqbadhkii caawa isku shaadhayn iyo isku bedel ku sameeyay agaasimayaasha guud ee xukuumada somaliland WAR-SAXAAFADEED Date: — 11/July/2013

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamud siilaanyo ayaa saqbadhkii caawa isku shaadhayn iyo isku bedel ku sameeyay agaasimayaasha guud ee xukuumada somaliland WAR-SAXAAFADEED Date: — 11/July/2013 madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamud siilaanyo ayaa saqbadhkii caawa isku shaadhayn iyo isku bedel ku sameeyay agaasimayaasha guud ee xukuumada somaliland
WAR-SAXAAFADEED Date: — 11/July/2013
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caawa digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1890/072013 waxa uu isku bedel, xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Agaasimeyeesha guud ee Wasaaraddaha Jamhuuriyada Somaliland. Iyo Maareeyeyaasha hay’adaha madax-banaan qaarka mid ah.MADAXWEYNUHU:-Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.


Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka.
Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Agaasimeyaasha Guud iyo Maareeyayaasha Hay’adda madaxa banaan
Markuu La Tashaday: Madaxda ay khusayso.
Markuu Ku Qancay: In ay hanan karaan, aqoon iyo kartina u leeyihin jagooyinkan;
Wuxuu go’aansaday
In laga bilaabo taariikhda maanta ay ahadaan Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Maareeyayaasha Hay’adaha madax-banaanSNo. Magaca Wasaaradda1. Maxamed Xasan Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah2. Maxamed Sh. Cumar Xasan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah3. Faysal Cali Sheekh Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta4. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka5. Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada6. Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warshadaha7. Maxamed Cali Aaden Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda8. Abiib Axmed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka9. Cabdirisaaq Jaamac Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Biyaha10. Maxamed Xuseen Axmed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska11. Xasan Cumar Hoori Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maamul Wanaaga12. Maxamed Jibriil Aaden Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta13. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka14. Cali Maxamed Cabdulle (Bikolo) Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta Tayada (Quality Control)15. Cabdi Cali Jaamac Xog-hayaha Guud ee Guddida La-dagaalanka Aids-ka (SOLNAC)16. Eng. Ismaaciil Cabdilaahi Cabdi Maareeye Ku-xigeenka Wakaaladda Biyaha Hargeysa17. Fahmi Cabdi Bidaar Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Ka Hor-tagga Aafooyinka Dabiiciga (NERAD)18. Qaasim Xasan Mataan Maareeye Ku-xigeenka Telefishanka Qaranka
BeddelSNo. Magaca New Old1. Maxamed Xasan Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Agaasimihii Guud ee Hore ee Hay’adda Maamul Wanaaga2. Faysal Cali Sheekh Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah3. Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka4. Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warshadaha Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Caafimaadka5. Xasan Cumar Hoori Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maamul Wanaaga Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta6. Cali Maxamed Cabdulle (Bikolo) Gudoomiyaha Guddida Ilaalinta Tayada (Quality Control) Agaasimaha Guud ee Hore ee Wasaaradda Dib-u-dejinta7. Siciid Saleebaan Mire Xil Suge Gudoomiyaha Guddida hore ee Ilaalinta Tayada (Quality Control)
Masuuliinta Xilalka laga nasiyeySNo. Magaca Xilka1. Maxamed Daahir Khayre Xog-hayihii Guud ee Hore ee Guddida La-dagaalanka Aids-ka (SOLNAC)2. Cabdi Ibraahin Cabdilaahi Maareeye Ku-xigeenkii Hore ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa3. Mustafe Maxamed Qodax Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska4. Xuseen Xaaji Axmed Yuusuf Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka5. Salaan Cabdi Cige Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah
ALLAA MAHAD LEHAxmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured