GABOWDAYE GUURTIDA KU BIIR Qalinkii: Liibaan Xaaji Fagadhe DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR

0
Wednesday July 10, 2013 - 21:40:23 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GABOWDAYE GUURTIDA KU BIIR Qalinkii: Liibaan Xaaji Fagadhe DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR

    Waa markhaati madoon iyomuran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno waa manfac aynu leeney

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa markhaati madoon iyomuran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno waa manfac aynu leeney Waa markhaati madoon iyomuran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno waa manfac aynu leeney

Waa markhaati madoon iyomuran reeb waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno waa manfac aynu leeney misne aynu moog nahey ee bal aan miida iyo micnaha udaa dago .



Qormadii 1aad


15.75pt; tab-stops: 45.8pt 91.6pt 137.4pt 183.2pt 229.0pt 274.8pt 320.6pt 366.4pt 412.2pt 458.0pt 503.8pt 549.6pt 595.4pt 641.2pt 687.0pt 732.8pt">

MARKA HORE BISMILAAHI ARAXMAANI ARAXIIM, MARKA XIGTA SALIGA NABAIGA
IYO SUURADAHA QURAANKA(CALEYHI SALAATU WASALAAM)

Sidaan horeba idiinku sheegey waxaan idiin balan qaadey qormooyin
isdaba jooga, oo ah dhacdooyin dhaba oo soo marey shacbiga somaliland
ee soojireenka ah, taasi oo aaney marnaba soo marin wax lagu tilmaamo
horumar dhaba.
Shacbiga reer somaliland waa gob aan caalamka intiisa badan laga helin
waa dad samir badan oo xushmeeya cid kastoo wadanka hogaamineysa ama
dowlad kastoo wadanka soo marta waa shacbi muujiyey daacadnimo iyo
xaqdhowr badan waa shacbi u adkeystey dhibkasta oo soo martey .
Qormadeena ugu horeysa waxaan ku bilaabeynaa in aan wax idinka
xasuusiyo taariikhdeenii hore ee dawladnimada ee is daba socdey iyo
hordhaca sheekada anuu mowduuca qormooyinkan aan idiinku faah-faahin
doono qormooyinkeena dambe.
Horaantii sanadihii lixdamaadkii saaxiibul xigmaawigii caanka ku ahaa
suugaanta khaasatan gabeyga oo qaasim la odhan jirey ayaa yidhi
ISMA DOORIN GAALKAAN DIREY IYO DAARTA KII GALAYE
Ujeedadiisu waxay ku tacaluqeysey ama aheyd gumeystihii aan direy iyo
kan aan doorteyba waa isku mid isku si ayey udhaqmayaan, muu helin
xalka wuxuu se tilmaamayaa in qoladan bay-da dhigtey halkuu gaalkii
cadaa yuururi jirey aaney waxbaba kaga duwaneyn gaalkii.
taasi waa mid dhaba oo jirta oo aanu qofna beenineyn oo ah ta ilaa maanta jirta.
Isla sanadahaa horaanta lixdamaadkii oo xiligaa qaasim uun aheyd ayaa
,imaamkii masjid jaamacii hore ee hargeysa Xaaji CIISE XUSEEN ANJHS
oo tagey xamar ayaa waxa uu qudbad kajeediyey baarlamaanka hortiisa
waxaanu yidhi xigmad aad u cajiiba oo aheyd
ISMAAN LAHEYN GAALKII TAGEY DIINTU WEYKA REYSAN MOOYEE WEY U DARSAN DOONTAA.
taasi waxay kuu muujineysaa ilaa imaamadii iney dhibta xilagaa ka
hadleen laakiinse aaney dadku waxba ku qaadan oo ay dhagaha ka
fureysteen.



Jabhadii S.N.M waxa la aasaasay sannadkii 1981-kii. Inta guddoomiye soo martay ayeynu magacyadooda soo bandhi doonaa.

Magaca


Muddada xilka

Ahmed Max?ed Guuleed (Ahmed Jimcaale)


1981??.1982.



Sh. Yusuf Cali Sh. Madar


1982??.1983?

C/qaadir Koosaar


1983??..1984..

Ahmed Max?ed Maxamud (Siilaanyo)


1984??..1990

C/rahmaan Ahmed Cali (tuur)


1990

May jirin cid c/rahmaan tuur xilka kala wareegtay, waxaanu isku hayey laba xil. Mid m/weyne iyo tan guddoomiyaha S.N.M. markii shirkii boorama lagu doortay m/weynihii max?ed xaaji ibraahin cigaal (ANR) C/rahmaan tuur (ANR) wuxuu sii hayey xilkii guddoomiyaha S.N.M, sababta ayaa lagu sheegay in golihii dhexe ee S.N.M ku heshiin waayey inuu qabsoom shirweynihii 7aad ee S.N.M oo lagu dooran lahaa guddoomiye cusub amma la iska daayo


Bal hada dhugo filkaai lixdankii ahaa ee suugaan yahanka ahaa jiilkii
ka danbeeyey waxa ka mid ahaa oo aynu soo qaadaneynaa mujaahid alle ha
u naxariistee la odhanjirey mujaahid AHMED MOHAMED WARSAME jiiniyas oo
shahiidey sanadihii 1984kii waxaanu mujaahidku ka cadhoodey taliskii
macangaga ahaa ee uu horkacayey siyaad bare iyo sidii xumeyd ee uu u
dhaqmaayey una dulqaadan waayey mujaahidku taas oo uu utalaabey
ciidamadii mujaahidiinta SNM isagoo doorbidey inuu shacbiga lagu hayo
dhibta u talaabo oo uu dhibkasta u adkeysto iyo rafaadba.
Hasa ahaatee markii uu tagey ee uu noqdey ciidamada SNM waxa uu
lakulmey wax aad u yaab badan oo aheyd arintii uu doonayey in
hanaankeedaa iyo dhaqan xumadeedaasi la bedelo inuu ugu tagey SNM ta
dhexdeeda. Xiligaas waxa la dooraneyey gudoomiyaha SNM, kaas oo ahaa
madaxweynaha hada talada haya ee AXMED SIILAANYO waxaanu mujaahidku
ka tiriyay madashaasi xigmad dhaxalgal ah oo aynu kasoo qaadaneyno
tuducyadan
INTEY DHIBIBIDEE HORE INTEY DHIDIDAYEE KALE
INTEY DHAQAN XUMAATIYO INTEY DHACANTEY MAANDEEQ
MIDNA KUMA DHADHABAYEE YEEY DHALIILI DOONAAN
HADEY DHAMA´DO MAANTANA
MA DHURWAA I HAYSTAAN KU BADALAA DHURWAA KALE
ALLOOW YAANEY TAASI DHICIN, MISE INAGA DHIIL XOOR
INAGAMA DHAMAADOO MARKA DHAHAR LA WAAYABA
DHIQ-LAA SOO BEDELI JIREY. (DHAYALSI Ahmed jiiniyas)

Markaa bal dib u eega saaxiibul xigmaawiyiintaa mudooyinka ay ka
hadlayaan inaaney waxba isbadelin, OO SUUGAAN YAHNKAN DANBE jiiniyas
WAA DUCAYNEYAA EE WELI SUURYADA XALKA MA HAYO.

LASOCO?



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured