Bangiga Barclays Bank Oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqay Inuu Joojiyay Wada Shaqayntii Uu La Lahaa Xawaaladaha Somalida

0
Wednesday July 10, 2013 - 21:10:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bangiga Barclays Bank Oo Goor Dhawayd Ku Dhawaaqay Inuu Joojiyay Wada Shaqayntii Uu La Lahaa Xawaaladaha Somalida

    hargeysa (xogreebnews.com- barclays bank oo xidhiidh wada shaqayneed la lahaa xawaaladaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hargeysa (xogreebnews.com- barclays bank oo xidhiidh wada shaqayneed la lahaa xawaaladaha hargeysa (xogreebnews.com- barclays bank oo xidhiidh wada shaqayneed la lahaa xawaaladaha somalida islamarkaana ahaa baan ay lacagta dhigtaan xawaaladaha somalidu ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay inuu joojiyay wada shaqayntii uu la lahaa xawaladaha somalida

warkan oo ay goor dhawayd soo baxay ayaa meesha ka saaraya go’aan dhawaan soo baxay oo sheegayay in bangiga barclays bank uu ka noqday go’aankiisii hore ee ahaa inuu joojiyay lacagtii ay dhiganayeen xaalaaduhu baanka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured