Cukuuse Waa Kaba Qaade C/casiisna Waa Xaqu Diriir

0
Wednesday July 10, 2013 - 17:37:08 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cukuuse Waa Kaba Qaade C/casiisna Waa Xaqu Diriir

    Waxaan la yaabay ninka is yidhi u jawaab qoraaga can ka ee waliba da”da yar waa c/casiis bashiir nuur oo an ku suurayn karo ninka kali ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan la yaabay ninka is yidhi u jawaab qoraaga can ka ee waliba da”da yar waa c/casiis bashiir nuur oo an ku suurayn karo ninka kali ah

Waxaan la yaabay ninka is yidhi u jawaab qoraaga can ka ee waliba da”da yar waa c/casiis bashiir nuur oo an ku suurayn karo ninka kali ah ee xaq u sheegaa xukuumadda kulmiye ama kornaylada ee uu hogamiyo wiilka lagu magacaabo wasiirka balse ah madaxwenaha dhabta ah ee kacanka la inqilabay ee kulmiye

Waxaana ka mid ah dadka kabaha uu tiira wasiir xirsi ama madaxweynaha qarsoon wasiirka warfaafinta c/laahi cukuuse ama kaba qaade.

Hadanu nahay dhalinyaarada beesha ciidagale in annu no tirsananay Ninka lagu sheego wasiir warfaafintu.

Waxaa annu tageersanay baaqa dhalinyarada beesha ciidagale,

Gabo-gabadii

Waxaa cado noqotay qof isagii kaba tiira ah isna qar kale kabaha uu tiran iyo waliba qar jabay-jabay ah

Dhiri galin waxaan dadka had iyo goor ummada difaaca uu soo jeedin laha in anay ka daalin xaqa sheegidiisa

Qaalinkii

Cabdi wahab jaamac guuleed uk

Pristol




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured