Wasiirki Hore Ee Kaluumaysiga Mr Geel Jiire Ayaa Barta facebook So Dhigay In Ay Soo Gabo-gabeeyen Shirki Istanbul Qodobada Ay Ku Kala Yimadeen,
Hageysa(xogreebnews.com-
Ramadaan kariim dhamaan asxaab iyo ehelba.
Waxaanu mar dhoweyd soo gabagabaynay shirarkii wada hadalada ee Somaliland iyo somalia.
Hargeysa(xogreebnews.com- Ramadaan kariim dhamaan asxaab iyo ehelba. Waxaanu mar dhoweyd soo gabagabaynay shirarkii wada hadalada ee Somaliland iyo somalia. Saddex cisho markaanu is jafaynay waxaanu ku heshiinay hal qodob oo keliya. In lagala soo noqdo maamulka hawada UN ta oo loo sameeyo maamul wada jira oo xarun looga dhigo Hargeisa dakhligeeda si xaq ah loo qsybsado. Waxa raaca in laysku soo noqdo 120 maalmood gudahood iyo in turkiga lagu kulmo. Leave a comment |
|
Wasiirki Hore Ee Kaluumaysiga Mr Geel Jiire Ayaa Barta facebook So Dhigay In Ay Soo Gabo-gabeeyen Shirki Istanbul Qodobada Ay Ku Kala Yimadeen,
Hageysa(xogreebnews.com- Ramadaan kariim dhamaan asxaab iyo ehelba. Waxaanu mar dhoweyd soo gabagabaynay shirarkii wada hadalada ee Somaliland iyo somalia.