Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa bogga uu ku leeyahay Facebook-ga soo dhigay Qoraal dheer oo uu ku dhaleecaynayo siyaasadd iyo shakhsiyadda Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe.

0
Tuesday July 09, 2013 - 19:37:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1097
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa bogga uu ku leeyahay Facebook-ga soo dhigay Qoraal dheer oo uu ku dhaleecaynayo siyaasadd iyo shakhsiyadda Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe.

    Hargeysa(xogreebnews.com-Waxa uu sheegay in guul darooyinkii Xisbigaasi ka soo gaadhay doorashooyinkii dalka ka qabsoomay uun kaw ka ahaa Guddoomiyaha Xisbiga UCID.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Waxa uu sheegay in guul darooyinkii Xisbigaasi ka soo gaadhay doorashooyinkii dalka ka qabsoomay uun kaw ka ahaa Guddoomiyaha Xisbiga UCID. Hargeysa(xogreebnews.com-Waxa uu sheegay in guul darooyinkii Xisbigaasi ka soo gaadhay doorashooyinkii dalka ka qabsoomay uun kaw ka ahaa Guddoomiyaha Xisbiga UCID.

Xirsi Cali Xaaji Xasan, waxa kale oo uu sheegay in Guddoomiyaha Xisbiga UCID aanu haybsan Karin Madaxweynaha Somaliland oo buu yidhi ka taariikh fiican.


Narrow´,´sans-serif´">Sidoo kale waxa uu mugdi badan geliyay in uu guddoomiyaha Xisbiga UCID Somaliland dan ka leeyahay iyo in kale.


Qoraalkaas oo dheeraa, ayaa waxa uu ku yidhi Faysal Cali Waraabe, Waa nin aan lakala Garanayn, in uu Inaga "Somaliland" inala socdo iyo In uu Somalia La socdo
Walaw aanan jeclayn in aan Kalmado ka yidhaa hadalada deel-qaafka ah ee ka soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Faysal Cali Waraabe, hadana malaha in Bulshada wixii jira loo sheego waa lagama maarmaan

Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, ahna ninka gacantiisa ku sababay guul darooyinka isdaba taxan ee Xisbigaasi kala kulmay doorashooyinkii dalka ka qabsoomay, ayaa hadal uu xalay mareegaha iyo degalada wararka laga dheehdo soo mariyey hadalo uu ku durayo waftiga Madaxweynaha Jsl Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo, isagoo ku tilmaamay mid aan haboonayn si qaldana loo xulay. Waa layaab iyo wax aan siyaasi laga filayn in kolba hadii maslaxadiisa uu ka dhex waayo gole, uu ku tilmaamo gole khaldan, shirkan oo kaliya bal hada u fiirso inta jaranjaro ee uu mariyey

1-Markii awal laga reebay wuxuu ku macneeyey shir khaldan oo meel daran lala fadhiistay

2- Markii wajigii labaad lagu daray wuxuu ku tilmaamay shir qiimo badan faaido badana ku jirto

3-Maanta markii laga reebay hadana wuxuu ku tilmaamay shir qaldan oo meel daran laga tuuray

Hadaba Mud Faysal hadii shirka lagu dari waayo,ma mid guul daraystayba? marka lagu darana Guulaysanaya??!! waxaan leeyahay Faysaloow Shirkan iyo dhamaanba maslaxada Somaliland adaa gacantaada iskaga saaray kadib markaad kulamo qarsoodiya walina aanad shacabka u micnayn la gashay dad iyo dal aanad fasax u haysan, waxaan ku leeyahay waxaad tahay Kha´inul Waddan Mudan in lala xisaabtamo.

Waan ka xumahay hadalada naxliga ah eed bulshada dhanka u wada jeeda aad marba ku soo dhex tuurayso isla markaana ku dhaawacayso sharafta dad aanad qiimo iyo Taariikhba aanad gaadhayn oo uu kaw ka yahay Madaxweynaha JSL oo ahaa Hogaamiye sanado badan u soo halgamayey ummaddan adoo lagu ogaa in intii halgankaa lagu jiray adiguna aad basaasnimo ku haysay Dhalinyaradii UFO..

gabogabo waxaan ku leeyahay ka fiirso hadaladaada aanad u meel dayin iyo wararka aad marba leedahay Xamar baa la iiga soo sheegay oo is Cadee inta aanad dad Caayin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured