Madaxwayne Cukuuse Ma kaba Qaad-nimadad Ku Dalacsiisay?
Madaxweyne siilaanyo miyaanu ogaay bayaankii dhalanyarada ciidagale madaxweyne nin an waxba ku tari Karin yaannu ku talin ayaa halku dhig
Madaxweyne siilaanyo miyaanu ogaay bayaankii dhalanyarada ciidagale madaxweyne nin an waxba ku tari Karin yaannu ku talin ayaa halku dhig uu ahaa waxaa layaab ah waxaa madaxweyne siilaanyo isku dhaggo tiraayo baaqa aqoon yahanka waliba dhalinyaro ah siilaanyomiyaanu ogayn u ku jiray dadki xilka laga maamnucay wakhti marxum cigaal, Akhristee ma kula tahay in cukuuse lagu dalacsiyay caydi marwoyinka Soomaalidu waxaay ku maah-maahda nin waliba waxaa uu dhigtu dan-barsadaa Mr cukuuse waxaa lagu yaqan kaligii talisnimo danaysi xaata marku ahaa saxaafiga waxaa uu caanku ahaa laaluush qadasho. Waxaanu ku guldaraystay dhamaan xilal kii uu guuldaraysaty,sii kastabaa haa ahatee waxa uu cukuuse ku jiira liiskii marxuum cigaal alle haa uu naxariiste dadkii uu xilka ka mamnuucay isla markaana waxaa uu haa mid ka dadka aradan milgaha iyo karamada uu leeyay kirsiigu,waxaa cilmi badhiisku samayn doona shaqooyinka uu cukuuse soo qabtay iyo kuwa uu hada hayo waxananu isbar-bardhiigi doona in uu beedelay dhaqamadii uu hore uu lahan jiiray iyo in kale waxaa kale oo can ku yahay marka uu isleeyay cid u jawaab waxaa hadla isago sakhraansan, Waxaa la yaab leh Qofka la yidhaahdo Cabdilahi Cukuuse oo Siilaanyo xil u dhiibtay balse aan shacabka somaliland aqoonsanayn in dal ka ay jooga dadka sumcad weyn ku leh cay iyo ku nol yihiin nin wax tari karaa Madaxweyne nin aan xumanta waxba kaga tarini wanag waxba kama taro Waxaruhu sidaan qabo, Qaraf
iyo tixaa gabay . Gabogabadii Waxaa ayaan daro ah markii geela lo diray ninkii maqasha dayacay lasoco….. Qallikii Cabdi casiis Bashiir Nuur Tel;4144434 Infoxogreebnews.com/c.casiis98@hotmail.com Hargeysa /Somaliland Leave a comment |
|
Madaxwayne Cukuuse Ma kaba Qaad-nimadad Ku Dalacsiisay?
Madaxweyne siilaanyo miyaanu ogaay bayaankii dhalanyarada ciidagale madaxweyne nin an waxba ku tari Karin yaannu ku talin ayaa halku dhig