WAR DEG DEGA AH: 80 TAHRIIBAYAAL REER SOMALILAND AH OO KU SII JEEDA QAARADDA YURUB OO LA SHEEGAY INAY GAADHEEN BIYAHA CAALAMIGA AH EE BADA MIDHITIRINIYANKA WALINA AAN LAKALA HUBIN MEESHA AY GAADHEEN
Hargeysa (xogreebnews.com- Tahriibayaal reer somaliland ah balse u badan reer hargeysa oo tiradoodu dhantahay 80 tahriibe ayaa wararku sheegayaan inay gaadheen Hargeysa (xogreebnews.com- Tahriibayaal reer somaliland ah balse u badan reer hargeysa oo tiradoodu dhantahay 80 tahriibe ayaa wararku sheegayaan inay gaadheen biyaha caalamiga ah ee badda medhitereniyaanka balse lama sheegin in beriga ay gaadheen iyo inkale
baligubadlemedia oo xidhiidh la samaysay sakariye cabdi nuur faarax oo ku sugan dalka liibiya ayuu sakariye u sheegay baligubadlemedia in tahriibayaashaasi ay xidhiidh dhaw la soo sameeyeen galabta abaaro 5tii galabnimo isagoo sakariye sheegay inay markaas doonta ay tahriibyaashu saarnaayeen ay ku sugnayd biyaha caalamiga ah ee bada midhitareeniyanka sidoo kale baligubadlemedia oo xidhiidh la samaysay tahriibayaal ku sugan malta iyo lamadusa waxayse dadkaasi sheegeen inaanay jirin cid ilaa hadda soo gaadhay balse waxay sheegeen in hadii doonidii ay saarnaayeen tahriibayaashu ay soo gaadheen biyaha caalamiga ah ay u badantahay inay nabad yimaadeen islamarkaana wakhtiyadda soo socda war fiican laga heli doono si kastaba ha ahaatee waxay u badantahay inay dadkani nabad galeen sida ay sheegeen dadka ku xeeldheer tahriibku waxaanay daliil uga dhigeen in hadii doontu gaadho biyaha caalamiga ah aanay jirin xaalad keeni karta baqasho loo baqdo dadkaas iyagoo shegay in halka dhibaatadda ugu xumi ka dhacdo ay tahay badda biyaha dalka tunisia kuwaasna ay hadda dhaafeen tahriibayaashani maadaama oo ay gaadheen biyaha caalamiga ah Leave a comment |
|
WAR DEG DEGA AH: 80 TAHRIIBAYAAL REER SOMALILAND AH OO KU SII JEEDA QAARADDA YURUB OO LA SHEEGAY INAY GAADHEEN BIYAHA CAALAMIGA AH EE BADA MIDHITIRINIYANKA WALINA AAN LAKALA HUBIN MEESHA AY GAADHEEN
Hargeysa (xogreebnews.com- Tahriibayaal reer somaliland ah balse u badan reer hargeysa oo tiradoodu dhantahay 80 tahriibe ayaa wararku sheegayaan inay gaadheen