Aduunyoy Shaley Ma Ninkii Xirsi ee Xaajiyadaha Kurta Kajarey Ula Tagayay iyo Faysal Cali Oo Toban Jeer Badbaadiyay Somaliland ayaa Maanta La Isugu Garaabayaa

0
Monday July 08, 2013 - 19:38:18 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aduunyoy Shaley Ma Ninkii Xirsi ee Xaajiyadaha Kurta Kajarey Ula Tagayay iyo Faysal Cali Oo Toban Jeer Badbaadiyay Somaliland ayaa Maanta La Isugu Garaabayaa

    Anigoo ah Muwaadin u dhashey dalka Somaliland Magaciisana layidhaa Sheekh Ismaaciil Maxamed Ciise(Sheekhal-Beledka) kana Mid ah Dadweynahya Kunool Caasimada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo ah Muwaadin u dhashey dalka Somaliland Magaciisana layidhaa Sheekh Ismaaciil Maxamed Ciise(Sheekhal-Beledka) kana Mid ah Dadweynahya Kunool Caasimada Hargeysa Anigoo ah Muwaadin u dhashey dalka Somaliland Magaciisana layidhaa Sheekh Ismaaciil Maxamed Ciise(Sheekhal-Beledka) kana Mid ah Dadweynahya Kunool Caasimada Hargeysa waxaan leeyahey Waagii beryaaba Waayihiisa lehe, mar mar baad Is Odhaneysaa haatan Waa Duni Aakhira Sabaankii la Inoo Sheegay, maxaa Yeelay marka uu inanka yar ee Xirsi ee bilaa Taariikhda ah islamarkaana isa sii hambo raaciyay intii yareyd ee Odey Siilaanyo ku bun tirsanayay Halgankii Snm ayaa Faysal Cali Waraabe oo Somaliland toban Jeer ka badbaadiyay Mushkilad iyo Carqalad,Siyaasadeed, oo kasoo qeyb qaatey nabadeyntii Beelaha Somaliland halkuu yarku qabyaalad ku faanka la sara joogsadey, miyaa hadana Ninkaa aan sheegay soo hadal qaadkiisaaba dadka mudakarka ah nusqaan ku noqonayee, umada


Somaliland waxey layaabtey Maxaa inankan waaley, show waa nin reerkoodii kuyidhi anaan xishooneyn, Waxaan kuleeyahey adigaa halkii laabtaadu aheyd ku Socdey oo Fuleynimo kusoo dabartey oo hadana Mujaahid Sheegtey intaad Baabuur aad kurta kajartey oo Qoryo Culus saartey AK47 lagaaga Soo Qaadey, walee Guna maad jirin mar hadaad Siyaasada u haysato indha,adeyg iyo khajilaad la,aan waa Cilmi Siyaasadu Somalilandna waa u nasiib daro inaad adigu maanta hogaanka dalka talo kuyeelato, koley cid kaa caqli badan oo Bulshada ka dhuumatey ayaa kaa dambeysa, ee indha-adeygaa kusoco maalin kalaad dambarsane, Cidi hadey been wax ku heli laheyd ninkii kaaruhu jiidhey ee dib usoo noolaadey baad tahey, SNM AK47 ayay Kaaraha ku furan Jireen Xirsi Gaabow, waa lagu yaqaanaa Taariikhdaada.

Hadaan Wasiir Kuxigeenka Cusub ee Gaashaan dhiga usoo noqdana Waxaan Leeyahey inan yar ayaa Hooyadeed Kutidhi hooyooy Buuryaa iisoo baxdey dabeetana Islaantii ayaa ugu hal celisey kii abahaabaan arki Waayee waxaad kuqabato la arki doonaa,Hambaabarkii Siilaanyo, ee Saqda Dhexe wax ka qaadi waa moodeyso in Jawaabta Feysal aad wax ku helayso Hortaa Jiraba waa ku indha beelay Beesha aad kasoo Jeedo ee Culimadii Isaaq ah ayaanu xaal kasiiney hadlkaaga weyda ah Faysal Cali Waraabena waa Nin aan Been sheegin oo Cibaadadiisu dhab tahey oo dalka iyo dakaba daacad u ah ee Waxaan Leeyahey Nabsi Maalku Geediga Hayinkuu ku Guuraa.

Sheekh Ismaaciil Maxamed Ciise(Sheekhal-Beledka)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured