Maareeyaha tv-ga qaran ka oo ku fashilmay shadiisi,isla markana waxaa si hose ugala wareegay inaamo ay isku hayb yihiin madaxweyne siilaanyo.

0
Monday July 08, 2013 - 16:47:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha tv-ga qaran ka oo ku fashilmay shadiisi,isla markana waxaa si hose ugala wareegay inaamo ay isku hayb yihiin madaxweyne siilaanyo.

    Maareeyaha tv-ga dawladda khaddar cali gaas ayaa waxaa si hose

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha tv-ga dawladda khaddar cali gaas ayaa waxaa si hose

Maareeyaha tv-ga dawladda khaddar cali gaas ayaa waxaa si hose shaqadi ugala wareegaywiilal ay isku hayb yihiin madaxweyne siilaanyo

Waxaana wararka shegeen in

Wiilashas lagu naas nujiyo dhaqaalaha tv-gaas oo ah lacag badan ,

Waxaana lacagtaas laga gees garaca dhaqaalaha qaradda yurub ee tv-ga gaar ahaan ingland.

hadaynu uu daadegno micnaha maqaal-kan waxaa muhiim ah marka xil lagu dhiibo waa inaad ka war haysa hawlaha shaqo iyo shaqalaysiinta dadka ka hawl-gala balse mahain ad noqoto mid macag u yaal ah, maareeye khadar cali gaas waa nin ka masuulka loga dhigay tv-ga qaran balse kama war-hayo meel alle iyo ay wax marayaan,waxaana shadi u lo igmaday kalawareegay wiil lagu magacabo muniir axmed cigaal oo ahaa madalabki ku dalacay qabiilka iyo waliba wiilka uu madaxweyne siilaanyo uu yahay soddogga isna lagu magacaabo cawil bashe (mr morgan) waxanay nimaankani gabi ahaanba la wareegen shaqadi tv-ga qaranka iyo hawlaha uu hayo dalka kama warhayo wiilka lagu magacabo khadar waxanu dhowan sheegay in musuq-masuq hadheeyay tv-ga qaranka balse lama garanayo cida u ku edeynaayo shaqadiisa ,

waxaa la sheegay haddu iska qaban laha wiilashan in uu ka baqano wasiirka madaxtoyadda.oo ay isku halayn ka qaban waxaanu habrasho awgeed xaata ay cidi madax ah ee lo samaynaayo barnaamij iyowaraysiyo ay iyaagu u fasaxaanwaxaana u danbeeyay socdalki u danbeeyay waftiga turkigu lo kaxaystay wiil lagu magacabo muniir axmed cigaal oo ahaa madalabki ku dalacay qabiilka sidoo kale waxaa jira wiilka lo sodogga yahay ee baashe (mr morgan) u isna qaato isla markaana u qaato lacagta lagu kiireyo hawadda setelatka isla marka u yahay wakiilka qaradaha yurub tv-ga baashe morgan waxaa lagu xasuusta idaacaddi horyaal ee kulmiye oo kharash faro badan galin jiray waxana ka mid

Sitelitekii HOTBIRDKA reerna la masrufo kurona laga bixiiyo

Hadaba waxana dah sarayn mar shaqadi laga maroor-sadaymaareeye tagsiile

Maa waxaa uu ku noqon doonna London isla marl ka noqon kaana taxe ayuu dareew doonaa,waxaa manta aynu kosoo kobayna nin shaqadiisi laga maroor -saaday wali ma aragtee? Waa qallinkii

c/casiis bashiir nuur

c.casiis98@hotmail.com

tel;4144434

Hargeysa/somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured