: Diyaaradii Madaxweyne Xasan Sheekh La Socday Oo Dab Qabsaday
muqdisho (xogreebnews.com-arar goor dhaweyd soo dhacay ayaa waxaay tibaxayaan in Diyaaradi u racay Madaxweyne Xasan Sheikh Marki ay 20 daqiiqo hawada ku jirtay ay ku timid cilad.

Ciladaan oo ahayd mid ka mid ah Matoorada diyaarada oo u dab qabsaday waxaana Bilot ki diyaarada waday uu go,ansaday in uu dag dag Muqdisho ugu labto, Diyaaradi u lasocday Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa inyar ka hor soo Caga dhigatay Garoonka Muqdisho ayado qaybo ka mid ah ay holceyso. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa hada bad qaba mana jiraan wax qasaaro ah oo ka soo garay Ciladii ku timid Diyaaradi qadaysay. Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa lagu tiriyaa Madaxweyne yaasha ugu dulimaadka badan Calamka waxana Tirikoob la sameyay lagu shaciyay inta uu xafiska yimid in uu galay 53 Dulimaad. xogreebnews.com- muqdisho Leave a comment |
|