Maareeyaha Tv-ga Qaran Oo Qirtay In Musuq-masuq Hadheeyay Isla Markana Waxaa Uu Isku Cadeeyay Ceebta Gon-dihiisa Taala.
Munasibadi ay dhowaan xilka kula kala wareegen wasiiradda warfaafinta ayaa waxaa hadaal uu ka jeediiyay maareeyaha tv-ga qaranku sheegay in uu masuq-masuqa
Munasibadiay dhowaan xilka kula kala wareegen wasiiradda warfaafinta ayaa waxaa hadaal uu ka jeediiyay maareeyaha tv-ga qaranku sheegay in uu masuq-masuqa gaadhay heer-sare isla markaana waxaa uu xusay in lacag ka badan saddex milyan dolar ($3000000) ay ka badan tahay lacagtaasna waxaay ku dhacaysay jeebada dad danaystayaal ah, maareeyaha aya laga dhaadhan sanayay hadalkiisain uu tiro dhafay musuq-masuq tv-ga qaranka waxaa kale oo uu xusay in an waxba laga qaban kariin madaama oo uu gaadhay meel sare maareeye tagsiile ayaa ah mid an haba yaratee lahay wax aqoon iyo khibrad taas ayaa waxa ku cadaynaya marka uu leeyay dadka nagu edeeya musuq-masuqa waxaan uu shegayaa in manta laga bilaabo anaay jirii-doonin musuq-masuq danbe. Hadana waxaa uu sheegay in 35% ay ahaa yeen musuq-masuq bal aynu waxaa uu ku sheegay qarada yurub oo ku micneeyay Thaicom satellite ($200000) milyan oo dolar ku baxdo, Waxaa la sheegay shaqaalaha ay isku beesha yihiin,madaxwayne oo tiradoodu gaadhayo 14 isla markana uu mid-kiiba qaato lacag ka badan($50.000) oo dolarhadaa-lada maareeye tagsiile waxay ku tusayaan sidaa annu ula socon xalada tv-ga qaran oo maraysa meel uu dhow in uu xidhmo xafiisyada u qarada yurub ee tv-ga qaranku ku leyay dalalka dibadda waxaana warar xog ogaal ah uu sheegeen shabakadda wararka ee xogreebnews.com qaybta qarada yurub lagu leeyay lacagti satellite isla markaana waxaad ogtihiin qarada yurub iyo muhimada ay uu ledahay bulshada ku sugan dalka dibadiis, Hadabawaxaanu dhowaan kuso qadan-doonna xoga tir badan oo sugan. Masuq-masuqu uu hadheeyay wasaradda warfaafinta iyo tv-ga qaran oo hada la hos geeyay madaxtoyada loga taliyo sidoo kale waxaynu qaybta danbe kusoo qadan doona aqoon darada maareeye tagsiile.lasoco…. Qallinkii C/casiis Bashiir Nuur Leave a comment |
|
Maareeyaha Tv-ga Qaran Oo Qirtay In Musuq-masuq Hadheeyay Isla Markana Waxaa Uu Isku Cadeeyay Ceebta Gon-dihiisa Taala.
Munasibadi ay dhowaan xilka kula kala wareegen wasiiradda warfaafinta ayaa waxaa hadaal uu ka jeediiyay maareeyaha tv-ga qaranku sheegay in uu masuq-masuqa