Xukuumadda Dhaqaale Tiro-badan Ku Bixinaysa Sidi U Burburi Laha Shirka Sacad Muuse,
Tan iyo inti lagu dhawaqay in beesha sacad muuse
ay ka shirayaan danahooda ayaa waxaa soo shac-baxay
Tan iyo inti lagu dhawaqay in beesha sacad muuse ay ka shirayaan danahooda ayaa waxaa soo shac-baxay loollan xoga oo ay ku hayso xukuumadda siilaanyo. hadaba sidaa ay ilo wareed u dhuun-daloola uu sheegen shabakadda wararka ee xogreebnews.com xukuumadda oo badhi-taaraysa wasiirkamaaliyadda mudane C/casiis Samaale oo ay ku mash-quul saan sidii uu kala jabi lahayeen wax-garad ka beesha, warar ayaa waxay intaas ku dareen in ay siyaasiyiinta beesha qarkood ay kal-sooni daro ka qaaban shirka beesha sacad muuse. Waxaa kalo la sheegay xaata xukuumaddu in anay ku farax-sanay shirkaas waloow ay dan teeda aysan ugu jiri, waxaa mudooyinki danbe loollan siyaasadeed uu dheexeyaan labada siyaasi oo kala ah Mujahid Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirka maaliyadda Mudane C/casiis Samaale, xogreebnews.com offece C/casiis Bashiir Nuur Hargeysa
Leave a comment |
|
Xukuumadda Dhaqaale Tiro-badan Ku Bixinaysa Sidi U Burburi Laha Shirka Sacad Muuse,
Tan iyo inti lagu dhawaqay in beesha sacad muuse ay ka shirayaan danahooda ayaa waxaa soo shac-baxay