Beesha Toljecle Oo Sheegtay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Xukuumadda Siilaanyo

0
Sunday July 07, 2013 - 17:23:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beesha Toljecle Oo Sheegtay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Xukuumadda Siilaanyo

    Hargeysa (xogreebnews.com-Aqoonyahanda , waxgaradka iyo ganacsatada beesha toljecle oo shir iskugu yimi magaalada hargeisa ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin saamiga beel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com-Aqoonyahanda , waxgaradka iyo ganacsatada beesha toljecle oo shir iskugu yimi magaalada hargeisa ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin saamiga beel Hargeysa (xogreebnews.com-Aqoonyahanda , waxgaradka iyo ganacsatada beesha toljecle oo shir iskugu yimi magaalada hargeisa ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin saamiga beel ahaaneed ee xukuumada u qoondaysay beeshooda kuna cambaareeyey xukuumada in ay kaga baxday balamo farabadan oo uu madaxweynuhu u balanqaaday .
Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland waxa uu balanqaaday in uu wadanka ku hogaaminayo cadaalad iyo sinaan laakiin waxa muuqata in uu madaxweynuhu iska baal maray aaanay waxba ka suurto gelin.

Taasoo noqotay hal bacaad lagu lisay waxaana xukuumada axmed silaanyo uu hogaaminayo laga dhexlay nidaam qablaayadeed oo aad u liita nidaamkaas oo beelaha wada dhashay u horseedi kara iska hor imaad iyo ismaan dhaaf dhexdooda ah.
Hadaba beesha axmed sh. Isaxaaq(Toljecle). Waxa bulsho weynta Somaliland u soo jeedinaysaa in ay la arkaan cadaalada darada madaxweynaha siilaanyo !
Beesha toljecle waxay ahayd beesha kaliya oo u ban-baxday inay garab istaagto wakhtigii uu madaxweynuhu mucaaradka ahaa ee u hortay maalkooda iyo mansabkooda .
Hadaba beesha toljecle waxay go’aan satay gude iyo dibadba in ay xukuumadan talada haysa ka digo rogtaan kana mid noqdaan Asxaabta iyo Beelaha ku mucaaradaka ah dawlada.
Ugu dambayntii warsaxaafadeed kan beeshu way ka midaysan tahay
Qaar ka mid ah xubnaha warsaxaafeedka :-
Cabdiraxman cabdilaahi cilmi Gudoomiyaha Aqoonyahan beesha
Xasan Farax Warsame Xasan farax warsame Xasan maxamuud cawad ganacsade
Adan mahdi axmed
Yacquub cabdilaahi cumar gudoomiyaha ururka curad
Deeqsi daahir axmed xoghayada ururka curad
Cabdiraxman daahir wargaradka beesha
Mowliid ciise jamac wargaradka beesha
Maxamuud yuusuf axmed Aqoonyahan
Maxamed cali obsiiye awliyo mujaahid
Maxamuud yuusuf adan xadhigle mujaahid



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured