Xoghayaha Dawladda Hose Ee Berbera Oo Sheegay In Labatankii Sanno Ee Hore Ay Berberi Ahaayd Magaalo Reer Markay Timi Xukuumadda Siilanyo Ay Noqotay mid Qaran

0
Saturday July 06, 2013 - 20:31:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Dawladda Hose Ee Berbera Oo Sheegay In Labatankii Sanno Ee Hore Ay Berberi Ahaayd Magaalo Reer Markay Timi Xukuumadda Siilanyo Ay Noqotay mid Qaran

    Xoghayaha dawladda hose ee berbera suhayb maxamed cali ayaa ahaa mid lagu keenay xilka is-xambaar isla markaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha dawladda hose ee berbera suhayb maxamed cali ayaa ahaa mid lagu keenay xilka is-xambaar isla markaana

Xoghayaha dawladda hose ee berbera suhayb maxamed cali ayaa ahaa mid lagu keenay xilka is-xambaar isla markaana waxaa u ka mid yahay qorshayaasha deegaamaynta ah ee ka socda berbera.

Wiilkan yar dartii waxaa uu madaxweyne siilaanyo sidii logu magacaabi laha jagadaas dar-teed uu sameeyay isku shandhaynta badhasaabada dalka oo dhan wakhtigaas oo ay jireen wiilal ay madaxweynaha isku beel yihiin oo lagu soo saaray xildhibaano xaaran ahaa.

Hadaba maalin dhowaay oo uu xoghayaha lagu soo magacaabay qaabka qabiilaysan u qar ka mid ah warbaahinta la hadlay uu sheegay in magaaladda berbera ay hada ku jirto waxaa uu ku sheegay sami-qaybsi isla markaana ay uga wanag-san yihiin kuwii hore uga noqon jiray xoghayaha ,waxaa kalo xusid mudan in wiilkan yari ahaa wiil ay madax-martay qab yaaladdu mr suhayb maxamed cali waa inaan dhaliyaro ah balse lama oga waxaa ku kalifay in uu af-lagaaddo uu quudho dadka u kursigoodi ku fadhiiyo,balse waa dhaqan xukuumadda siilaanyo ay caanku tahay.

Waxaa kalo jirta in uu lug ku laha dhaq-dhaqaaqyo faro badan oo lagu doonayay in la iskagaga hor-keenno beelaha walaalaha ah ee wada deega gobolka

Waxaana ad ka war-qabtaan marar badan oo suhayb uu faraha la galay shaqooyin annu isagu maamul ahaan shaqo ku lahayn ,sidoo kale waxaa jirta marar badaan oo lagu sheegay in gunooyin siiyo wiilal kasoo jeeda barriga burco

Waxaanu manta kuso kobayna wiil-yow dhubuq-dhubuq hore dhabana hays danbe ayay leeday

Waxana xusid mudan marka maamulka siilaanyo u cadaalad samyn wayay dadka reer Somaliland ma reer saaxil ayuu uu cadaalad samay doonna

Waxaa kalo jiraa qorshayaal cusub oo tiro badan”oo u silaanyo iyo beeshiisu ka wadan gobolka saaxil,

Waxana ka mid ah digreetadii dhagaraysnayd ee uu madaxweyne siilaanyo goorta saqda dhexe u magacaabay,

Iyo qorshaha u lagu rabo in lagu in-qiilabao maayarka degmada berbera isla markaana waxaa la doonayaa sidii lo magaacabi laha maayir ku xigeenka soo jeedda beesha madaxweyne siilaanyo,

Waxaana jira rag badan oo kasoo jeeda reer saaxil oo dilaalin loga dhigay qorshaha waxaanaynu ka xusi karaa maareeyaha dekedda berbera eng cali xoor-xoor iyo masuulin u ka mid yahay badha saabka saaxil oday cali gadh-dher,

Hadaba waxaynu qaybtan maanta kuso koobayna waa inaay dad weynaha reer berbera il gaar ah ku eegaan masuulinta ku fashlmay xilkay ummada u hayeen isla markaana ay calamdiiyaan ,ragaan aynu xagga hore ku sheegnay iyo qarekale oo badan uu aynu kuso qaadan doonna kuwaa danbe

Gabogabdi

Waxaan tix-gabay ah kuso qadan doona maareeyaha dekedda berbera cali xoor xoor

Rug cadagii siilaanya ku cuskaday rakabada oo callow nina kama ray jiriine see maanta raadku kugu baday

Qalinki Cabdi casiis Bashiir Nuur

Tel;4144434 emeil c.casiis98@hotmail.com

Hargeysa /Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured