Olalihii Muuse Iyo Samaale Oo Dib U Curtay Iyo Wasiir Samaale Oo Casuumad U Sameeyay Wasiiradda Xukuumadda

0
Saturday July 06, 2013 - 19:32:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Olalihii Muuse Iyo Samaale Oo Dib U Curtay Iyo Wasiir Samaale Oo Casuumad U Sameeyay Wasiiradda Xukuumadda

    Hargeysa (xogreebnews.com-Wasiirka wasaarada Maaliyada Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com-Wasiirka wasaarada Maaliyada Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Axmed Hargeysa (xogreebnews.com-Wasiirka wasaarada Maaliyada Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee uu ka tirsan yahay, lama garanayo casuumadan waxa ay golaha wasiiradu kaga wada hadli doonaan hase yeeshee waxaa la filayaa inay ka duwanaandoonto tii uu dhawaan muuse biixiyey Hotel Mansor ugu sameeyey Xisbiga, Wasiirada iyo xildhibaanada xisbiga kulmiye taas oo aan wax hadal ah laga jeedin, ka dib markii ay casuumada kulmisay dhinacyadii siyaasada isku hayey.


Lama oga Madaxweyne siilaanyo inuu ka qayb gali doono, wolow baabuurta gaarka ah ee madaxtooyada lagu arkayey jidka wadnaha iyaga oo kolonyo ah,

arintan ayaa loo fasiran karaa inay ku saabsan tahay olalihi u dhaxeeyay muuse biixi iyo samaale kadib amrkii dhawaan muuse biixi casuumay wasiiradda iyo xubni kamid ah xisbiga kulmiye



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured