DAWLADA SIIRAANYO OO KHALKHAL KU RIDAY BEESHA SACAD MUUSE KANA HORJOOGTA INAY SHIRWEYNE YEESHAAN. BY: CABDILLAHI NUUX

0
Friday July 05, 2013 - 19:04:37 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAWLADA SIIRAANYO OO KHALKHAL KU RIDAY BEESHA SACAD MUUSE KANA HORJOOGTA INAY SHIRWEYNE YEESHAAN. BY: CABDILLAHI NUUX

    toddobadkan Cukuse iyo Jaamac shabeel ayaa odayaal sacadmuuse ah la kulmay iyagoo iska dhigaya inay sir u sheegayaan ah inay og yahiin samaale iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

toddobadkan Cukuse iyo Jaamac shabeel ayaa odayaal sacadmuuse ah la kulmay iyagoo iska dhigaya inay sir u sheegayaan ah inay og yahiin samaale iyo toddobadkan Cukuse iyo Jaamac shabeel ayaa odayaal sacadmuuse ah la kulmay iyagoo iska dhigaya inay sir u sheegayaan ah inay og yahiin samaale iyoMuuse kay guushu raacayso .taasi oo bahdilaad ku ah beesha in inamo yayryar oo siiraanyo u shaqeeya qoril dableh loo soo dhiibo.

haddaba Shir ay isugu yimaadeen Hotelka Crown maanta Salaadiinta iyo Cuqaasha Sacad Muuse ayay kaga dhawaaqeen Xasan Suldaan C/laahi Suldaan Diiriye inaanu ahayn Suldaanka Beesha iyagoo ku eedeeyay in uu

doonayo in uu Baabi’iyo, isla markaana sumcada ka dilo beesha.
Salaadiintu waxa ay sheegeen Xasan in uu ahaa ninkii ugu nasiibka badnaa balse garan waayay, iyagoo ugu baaqay Dadweynaha Reer Somaliland gudo iyo dibedba inaanu Suldaan ahayn, saldanada Ninka lihi maalinta uu yimaadana ay ka wada hadli doonaan.

Xasan Suldaan waxay ku Eedeeyeen in uu qas iyo jahawareer Beesha Sacad Muuse iyo Habar awal ba kula dhex jiro oo tii shiraysaba uu baabi’iyo sidaas daraadeed waxa ay tilmaameen in aanay mar danbe u dul qaadanayn cid uu Suldaan u yahayna aanay jirin, Sulaadiinta iyo Waxgaradka kan ayaa meesha ka saaray in ay xukuumada qaska dhexwado Shirka beesha Sacad Muuse.
cabdillahi nuux (arabsiyo69@gmail.com)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured