Mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo tacadiga lagula kacay hubaal oo laga abaabulayo gobolada somaliland
waxa dhamaan gobolada dalka ka socda abaabulka mudaharaad way oo lagaga soo horjeedo xukunka xaqdarada ah ee lagula kacay wargayska madaxa banaan
waxa dhamaan gobolada dalka ka socda abaabulka mudaharaad way oo lagaga soo horjeedo xukunka xaqdarada ah ee lagula kacay wargayska madaxa banaan ee hubaal.abaabulka mudaharaadkan ayaa waxaa laga dareemayaa dhmaan gobolada dalka jamhuuriyada somaliland sida hargaysa,burco,boorame,ceerigaabo,,laascaanood,iyo gabiley.waxaaana abaabulka muadahgaraadkan wada qaybaha bulshada sida dhalinyarada haweenka ardayda aqoonyahanada oo dhamaan ka soo horjeeda xukunka xaqdarada ah ee lagula kacay wargayska madaxa banaan ee hubaaldhamaan hawlwadeenada rasmimedia waxay ugu baaqayaan bulshada somali8land inay ka dhiidhiyaan xaqdarada lagula kacay wargayska hubaal Leave a comment |
|