Aqoon yahan jiir ayaa u soo jeeday siilaanyo in uu si deg deg ah isku casilo ,hadii uu diidana xilka laga xayuubiyo, ka dibna maxkamada la soo taago.

0
Wednesday July 03, 2013 - 16:46:01 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1290
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoon yahan jiir ayaa u soo jeeday siilaanyo in uu si deg deg ah isku casilo ,hadii uu diidana xilka laga xayuubiyo, ka dibna maxkamada la soo taago.

    jiirAnigoo ah aqoon yahan jaamac cilmi jiir oo madaxweyne siilaanyo isku beel nahay ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

jiirAnigoo ah aqoon yahan jaamac cilmi jiir oo madaxweyne siilaanyo isku beel nahay ayaa jiirAnigoo ah aqoon yahan jaamac cilmi jiir oo madaxweyne siilaanyo isku beel nahay ayaa waxaan ka damqaday xaalada uu hada uu dalkuy marayo oo ah meel adag,iyadoo dhalinyradii dalku aysan hayn wax shaqo ah , isla markaana ay sii badatay qabyaaladii oo uu horseed ka yahay siilaanyo ,hadaba waxaan umada reer somaliland iyo madaxweyne siilaanyo u soo jeedinayaa laba arimood oo kaal ah .

1: in madaxweyne siilaanyo xilka iska casilo madaama oo uu ku fashilmay gudashada waajibaadka qaran ee loo igmaday . waayo hada dalku wuxuu ku socdaa iyo halka uu marayo cidi garanmayso sidaa daraadeed waxaan ugu baqayaa madaxweyne siilaanyo in uu xilka iskaga tago oo uu is casilo , hadii uu diido waxaan ugu baaqayaa umada somaliland inay ridaa waayo miyuu ka wanaagsan yahay madaxaweynaha dalka masar oo hada mudaharaado waaweyne ku socaa siddii xilka looga qaadi lahaa , waayo madaxweyne mursiga


masarba waa la doortay oo hal sano ayuu haayya xilka xalka uu siilaanyo xilka hayay mudo sanad sano ah, markaa waa in xilka laga qaadaa, oo hadii uu diido xilka xayuubin lagu soo oogaa oo weliba amxkamada la horgeeyaa oo lagu soo eedeeyaa musuq-maasuq ,cadaaladaro iyo fidinta qabyaalada oo hada umadadii reer somaliland kala fogeysay.

Gabagbadii waxaan leeyahay shacabka reer somaliland iyo cid kasta oo ka naxaysa dalkan inay talaabo qaado sidii loo badbaadin lahaa dadka iyo dalkaba.

Qalinkii:Aqoon yahan Jamaac Cilmi jiir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured