Maxkamadda Sare Ee Ciidammadda Qaranka Oo Xoriyadoodii U Soo Celisay laba Nin Oo Dil lagu xukumay

0
Monday July 01, 2013 - 16:27:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Sare Ee Ciidammadda Qaranka Oo Xoriyadoodii U Soo Celisay laba Nin Oo Dil lagu xukumay

    Hargeysa (xogreebnews.com-Maxkamada sare ee Ciidanka Qaranka ayaa fadhi ay yeelatay Xorriyadoodii u soo celisay Laba Racfaanle oo hore loogu kala xumay Dil iyo Xadhig.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com-Maxkamada sare ee Ciidanka Qaranka ayaa fadhi ay yeelatay Xorriyadoodii u soo celisay Laba Racfaanle oo hore loogu kala xumay Dil iyo Xadhig. Go’aan ay soo saartay Maxkamada sare ee Ciidamada Qaranka oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Ramaasnews ayaa waxa ay maxkamdu ku Go’aamisay In xorriyadoodii loo soo celiyo.

Racfaanle Maxamed Cismaan Aadan oo hore ugu xukunaa dil Iyo Racfaanle Cali Maxamed Dirir oo hore ugu xukunaa Toban sanadood oo xadhig ah.

Oo ay maxkamada ciidamadu u sababaysay Ka dib markii Racfaanlayaasha Loo waayey Markhaatiyaal wax ku cadeeya Waxaanay Maxkamadu u Cuskatay Xukunkeeda Qur’aanka Kariimka, Dastuurka iyo Qodobada 122 Xeerka ciqaabta ciidamada xilliga Nabada(XCCN) iyo Qodobka 109 ee Xeerka Ciqaabta Guud(XCG)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured