Berbera Ka Sababtay Mudaharaad Gilgiley Magaalada iyo Fashilka Ku Yimid Masuuliyiinta Wakaalada Biyaha

0
Sunday June 30, 2013 - 19:39:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Berbera Ka Sababtay Mudaharaad Gilgiley Magaalada iyo Fashilka Ku Yimid Masuuliyiinta Wakaalada Biyaha

    Berbera (xogreebnews.com) dadawyne gadoodsan ayaa saaka mudaharaad isku soo baxey barxada hore ee wakaalada biyaha ee berbera dadkaas oo ka cabanaaney biyo la,aan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera (xogreebnews.com) dadawyne gadoodsan ayaa saaka mudaharaad isku soo baxey barxada hore ee wakaalada biyaha ee berbera dadkaas oo ka cabanaaney biyo la,aan Berbera (xogreebnews.com) dadawyne gadoodsan ayaa saaka mudaharaad isku soo baxey barxada hore ee wakaalada biyaha ee berbera dadkaas oo ka cabanaaney biyo la,aan beryahanba ka jirtey xaafado ka mid magaalada berbera ayaa mudaharaad weyn ka dhigey xarunta wakaalada berbera iyadoo aan wali aan la heyn khasaaraha halkaasi ka dhashey

ilo xogogaal ah noo sheegeen in dadkaas gadoodsan ay gudaha u galeen xarunta wakaalada biyaha berbera halkaasna khasaare u geystey , shabakada saaxil online oo isku deydey iney xidhiidh la sameyso mareeyaha wakaalada biyaha si ay u ogaato khasaaraha dhabta ah ee ay dadka mudaharaadayaa u geysteen xarunta wakaaladda ayaan noo suuro gelin telephone kiisa gacanta oo xidhna awgeed.

maaha markii ugu horeysay ee biyo yaraani soo waajahdo balse mudoba dhawr jeer ayay dadweynaha reer berbera ka cawdeen biyo yaraanta ,iyadoo laog yahay in dakhliga ugu badan ee dalka soo galaa uu ka soo xeroodo dekeda berbera ,hadana ay reer berbera ay biyo yaraan ka cabanayaan,iyadoo masuuliyiinta wakaalada biyuhu ku dooda inaysan awoodi kari inay si wanaagsan oo ku fil;an biyaha u gaadhsiiyaan dadweynaha sabaabtoo ay aayya yidhaahdeen dhinaca dhaqaalh oo saamixi waayay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured