Xildhibaanka Ugu Jira Barlamaanka Beelaha Gabooye Oo Baaq Culus U Diray Maamulka Madaxweyne Siilaanyo

0
Sunday June 30, 2013 - 17:08:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanka Ugu Jira Barlamaanka Beelaha Gabooye Oo Baaq Culus U Diray Maamulka Madaxweyne Siilaanyo

    -Mudane Madaxwayne Dastuurka Qaranka Somaliland Waxa Uu Dhigayaa In La Simo Beelaha Wada Daga Somaliland.Xildhibaan Jirde Maxamuud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Mudane Madaxwayne Dastuurka Qaranka Somaliland Waxa Uu Dhigayaa In La Simo Beelaha Wada Daga Somaliland.Xildhibaan Jirde Maxamuud

Xildhibaan Jirde Siciid Maxamud oo ah xildhibaan ka ugu jira beelaha gabooye barlamaanka Somaliland ,waxaa uu sii culus ulaa hadlay Madaxweyne siilaanyo isla markaana waxaa uu ka cod-saday in uu meel- la iska dhigay xaqii ay leeyin beelaha gabooye, sidoo kale waxaa uu xusay markaasto oo usameeyo isku-shandhay uu qaadiiyo maamulka kasto yimaadda Somaliland.

Hadaba waxaa uu xildhibaanku yidhi isagoo hadalkiisa ku bilaabay waxaan madaxwayne siilaanyo ka cod-sanayaa in uu meel iska dhiggo xaqa ay leeyin beelaha gabooye”waxaanu intaas ku darayaa markaasto uu madaxwayne siilaanyo sameeyo isku-shandhay waxaa uu ka taga beelaha gabooye”xataa ma ugu darro agasiimayaal wasiiro iyo ku xigeeno midna nooguma daro waxaananu uu aragna quudhsi naloogula badheedhay sidoo kale waxaaa uu carabka ku adkeeyay in xaqa beelaha la hayb-soco an la dhayaal-san isla markaana ay ka mid yihiin dadka deega Somaliland”markaana waxaanu ka sugaayna xilaal badan sidoo kale waxaa uu xildhibaanku intaas ku daray isla markaana ka digay dadka deegaan degmada tog-wajaale isla markaana uu cod-dheer ku yidhii koox tumaalo ah isla markaana joga wajaale ayaa waxaa dhacday in maamulkii gobolku ku amray in ay ka guuran war-dadkaas xagee lagu wada ma awood-sheegasha waxaan leeyay dadkaas faraha halaga qaado,waxaanu maamulka wajaale ka cod-saday walaalayaal waa in aan dadkaas loo dhowaan”badiiba lama siiyo dadka la hayb-soco xaqa ay ku leeyin dalka waxaa kaloo uu xildhibaanku aad ugu mahadnaqay warbaahinta

Alla mahad leh

Jirde Siciid Maxamud




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured